Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa soo dhoweeyay mooshinka xil-ka-qaadista madaxweyne Farmaajo

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa Taageeray Go,aanka Xildhibaanada Qaranka ay uga keeneen Mooshinka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Golohu wuxuu walaac ka muujiyay xaalada Siyaasadeed ee dalka uu ku jiro xiligan.

<