DEG-DEG:-Madaxweynaha dowladda Puntland oo Magacaabay taliyaha amniga Doorshada 2019.

Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa goor dhowayd magacaabay taliyaha amniga Doorshada 2019, sida ku cad degreeto lagusoo daabacay barta warbaahinta madaxtooyada.

Halkaan hoose ka akhriso.

 

<