Breaking News : – Gudoonka Barlamaanka Federaalka ah oo qabtay Motion xil ka qaadis ah oo lid ku ah Madaxweyne Farmaajo

Gudoonka sare Barlamaanka Federaalka Somaaliyeed ayaa goor dhaweyd si rasi ah u qabtay nuqul ah soo jeedin sharci ama mooshin ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo oo ay soo gudbiyeen Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Somaaliyeed.