
Muqdisho (Puntlandi) Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa gebi ahaanba ka horyimid kala-diristii guddiga maaliyadda Baarlamanka,waxaana uu amar ku bixiyay in guddigu uu si caadi ah u sii wato shaqadiisa.
Guddoomiye Mursal ayaa sidoo kale xukuumadda ku amray in ay u hoggaansato hawlaha guddigaasi hayo,islamarkaana la ilaaliyo madax-bannaanida Baarlamanka oo ah laanta sharci-dejinta dalka.
Halkaan hoose ka akhriso.