Duqa Degmada Garowe oo dhigiisa Muqdisho la kulmay

Gudoomiyaha Degmada Garowe isla markaasna ah Duqda Degmada Axmed Saciid Muuse (Axmed Bare) oo hawlo shaqo u jooga Muqdiaho ayaa maanta wuxuu la kulmy Dhigiisa Muqdiaho Cabdirahmaan Cumar Cusmaan (Ing. Yariiso).

Labada Masuul ayaa waxay wada falanqeeyeen Labada Magaalo iyo sidii ay ugawada shaqayn lahaayeen Iskaashiga iyo Horumarinta labda Magaalo.

Ing. Yariisow ayaa si diiran wuxuu Muqdisho ugusoo dhaweeyey Axmed Bare iyo Waftigiisa iyagoo wada qaatay kulan dheer.