Daawo Khudbadii 2014 Madaxweyne Gaas Markuu Musharaxa ahaa uu jeediyey, Talow hada oo uu hadana Musharax yahay muxuu ku sheegi doonaa khudbadiisa musharaxnimada 2019


Maalmaha soo socda waxaa la filayaa in Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu la hadlo Shacabka Puntland si uu ugu sheego inuu markale u tartamaya Hogaaminta Puntland.

Hadaba waxaan halkaan idiinkusoo gudbineynaa khudbaduu ka hor jeediyey Baarlamaanka 5 sano ka hor markuu Musharaxa ahaa.

Su’aahu waxaa weeye, talow khudbada Madaxweynaha ee Musharaxnimadiisa uu kusoo shaacin doono muxuu u sheegayaa Shacabka Puntland MAR KALE?

Hoos ka daawo khudbadiisii ololihii Doorashadii 2014,tasoo uu xiligaas ku mutaystay in la doorto.