War-saxaafadeed Hab-dhaqan ku cusub Puntland oo uu Madaxweyne kuxigeenku sameeyey

Dowlada Puntland ayaa Warsaxaafadeed kasoo saartey Go’aankii uu Madaxweyne Xogeenka Puntland uu ku magacaabay Gudi Doorasho.

Warsaxaafadeedka waxaa lagu eedeeyey in Xukuumada Federaalku ay wado isku day ah iney soo faragaliyaan Doorashada.

Warsaxafadeedka waxaa hoosta lopga xariiqay in aysan jirin cid idku dayi karta iney khalkhal siyaasadeed ka abuuraan Puntland inta lagu guda jiro Doorashada.
Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka