(VIDEO) Nabadoon Khaliif Aw-Cali,” Waan iska casilay guddigii madaxweyne ku xigeenku ii magacaabay, Puntland-na khilaaf uma baahna xilligaan.

Nabadoon Khaliif Awcali ayaa galabta Warbaahinta ka sheegay inuu iska casiley xubinimada guddi ansixin iyo khilaafaad oo uu magacaabay Madaxweyne kuxigeenka PUNTLAND.

Nabadoon Khaliif Awcali ayaa noqonaya xubintii 2aad oo maanta iska casisha 8 xubnood oo Eng Camey u magacaabay guddiga ansixinta iyo khilaafaadka doorashada PUNTLAND ee 2019-ka.

Halkaan ka daawo.