
Heshiis Taariikhi ah ayaa muddo 8 sano ah kadib laga gaaray colaadii Taleex ee labada beelood ee walaalaha ah u dhexeysay. Heshiiskaan Waxaa si gaar ah ugu qeyb qaatay Garaad Saleebaan iyo Boqor Burhaan.
Halkaan hoose ka akhriso qodobadii kasoo baxay.