DEG-DEG:- Mid kamid ah xubnihii uu magacaabay madaxweyne ku xigeenka Puntland oo iscasilay.

Axmed Aadan Carab oo kamid ah Guddigii fowdada ahaa ee uu magacaabay Madaxwayne Ku-xigeen Cabdixakiim Camey ayaa iska casiley.

Axmed oo shir jaraa’id u qabtauy qeyb kamid ah warbaahinta aya ugu baaqay saaxiibadiisa kale inay xilalkan loo magacaabay ay iska casilan, sidoo kale waxa uu sheegay in uu Dawlada Federaalka ay faragelin ku hayso Puntland.

Warar kale oo an helayno ayaa sheegaya inay jiraan xubno kale oo isla maanta qorsheynaya inay iska casilaan guddigaan la yiraahdo xalinta khilaafaadka iyo ansixinta golaha wakiilad Puntland.

Wararka doorashooyinka Puntland.