Breaking News Warsaxfadeed : – Musharax Cali Xaji Warsame oo ku baaqay in wadatashi laga sameeyo Magacaabida gudiga khilaafaadka

Musharax Cali Xaaji Warsame ayaa ku baaqay in wadatashi laga sameeyo magcaabida gudiga Khilaafaadka

Cali Xaaji ayaa yiri ” Wax wada tashi ah oo ku saabsan gudiyada la magacaabay cidna lama sameyn, Waxaan joogaa Bosaso, waxaana soo saaray warsaxaafadeed ku aadan Gudiga Madaxweyne Gaas magacaabay”

Musharax Cali Xaaji wuxuu hoosta ka xariiqay inuusan wax shaqo ah uusan ku lahayn Warsaxaafadeedka maanta kasoo baxay Musharixiinta qaarkood.

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka Cali xaaji kasoo saaray Gudiga uu Madaxwryne Gaas magacaabay iyo xaalada guudba.

Halkaan riix si aad u akhrisato warsaxaafadeedka Cali Xaaji