(Dhegayso) Musharax Laftagareen”Xildhibaannada Federaalka Buuqii & dagaalkii Xamar ay ku Hayeen yeysan u soo rarin Baydhabo”

Musharax Madaxweyne ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya mudane  Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen oo magaalada Baydhabo kula hadlay  Warbaahinta ayaa sheegay in qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya faraha ay kula jiraan doorashada Koonfur Galbeed .

Waxa uu sheegay Musharax Laftagareen in Xildhibaanada Fadaraalka Soomaaliya aysan Baydhabo u soo rarin buqii iyo rabshadii ay ka wadeen magaalada Muqdisho.

Waxa uu ugu baaqay in shaqadii ay shacabka u igmadeen ay qabsadaan.

Halkan ka dhegayso.