Xildhibaanada DF oo Villa Soomaaliya ku eedeyey iney Baarlamaankii xirteen

Shir Jaraa’id : XIldhibaanda Dawlada Federaalka Somaaliyeed oo sheegay in si sharci daro ah Xukumada iyo Gudoonka Barlamaanka oo is kaashanayaa ay u baajiyeen kulankii maanta, oo Ajandihiisu ahaa sii socoshada doodii warbixintii Gudida Maaliyada iyo Akhrinta Warbixin Cusub oo mysuqmaasuq oo uu soo bandhigay Hanti dhawraha Guud ee qaranku.

Warbixinta Hatidhowrka ayaa yaageeraysa Warbixintii ay Gudiga MaaÊiyadu ku sheegeen in Musuqmaasuq iyo isdabamarin dhaqaale uu ku kacay Wasiirka Masliyada.

Puntlandi.com