Dagaal Beeleed ka dhacay xuduuda Gobolka Galgaduud la leeyahay Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya

Fagaal ka bilowdey muran Ceel biyood ayaa wuxuu dhexmar laba Beelood oo Soomaali ah, iyagoo markii hore Beelaha midood ay dishay laba qof, tasoo dhalisay in Dagaalku uu sii socdo lana isu hub urur sado.

Wariye ka tirsan Warbaahinta Puntlandi.com oo la hadlay dadka deegaanka ayaa sheegey in Dagaalku uu hada istaagay, laakiin wali codlaadu ay socoto oo la isu hub iyo rag urursanayao, ayna xaaladu hada tahay mid leh sansaan weeraro ay labada beelood isku soo qaadaan.

Ilaa hada waxaanaloo xaqiijiyey Sadex qof oo dhimasho ah iyo 4 dhawacah.

Wixii soo kordha kalasoco Puntlandi.com