Ogaysiis shaqo ka banaan Warbaahinta Puntlandi.com

Warbaahinta Buntlandi.com waxaa ka banaan shaqadaan hoose oo deg deg loogu baahan yahay.

Wariye ka howlgala Gaalkacyo

Wariyahaan waxaa loogu baahannyahay si deg deg ah, wixii faahfaahin ah lasoo xiriir Puntlandi.com.
Noogusoo dir CV-gaaga post@puntlandi.com, xasuuso tlf.kaaga si sharuudaha laagaga bahan yahay laguugu sharoxo.

Wariye si guud uga soo warama Doorashada

Wixii faahfaahin ah lasoo xiriir post@puntlandi.com emailka aadsoo dirayso ciwaan uga dhig Doorasho22019

Post@puntlandi.com