Shaqaa ka socota webka ee fadlan kusoo laabo mar kale



Webka Shaqaan ka wadnaa maalmahaan, Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Puntlandi.com waxaan ku wargalinaynaa in aad aad uga xunaha inaad baryahaan naga heli wayseen Wararkii iyo macluumaadkii kale ee aan maalin walba idiin soo gudbin jiray.

Sababtoo ah waxaan maalmahaan ku mashquul saneyn inaan dib habeyn nooc walba ah aan ku samayno Warbaahinta Puntlandi.com

Waxaan ku howlanahay inaan sida ugu dhakhsaha badan aan dib idiinkusoo laabano anagoo idinka balan qaadayna sidii hore caadad noo ahayd inaan idiin soo gudbino warar tafa tiran oo aydana meel kale ka heli karin aan ka ahayn Warbaahinta Puntlandi.com (Xarumahayaga puntlandi.com , Facebook iyo Twiiter)

Wararka muhiimka ah intaan howshaan ku gudo jiro fadlan kala soco baraha aan ku leenahay Facebook iyo Tiwitter, ka gaar oo is diiwaan gali hada

Facebook

Twitter

Mahadsanidin

Maamulka guud ee puntlandi.com
post@puntlandi.com

 

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.