Madaxweyne Gaas oo u Amba baxay degmada Buursaalax

Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas ayaa maanta u ambaxaya degmada Buursaalax ee gobolka Mudug   hakaas oo uu  ku booqday Hooyadiis .

Socdaalka Madaxweyne Gaas ayaa waxaa ku weheliya xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada ee Puntland Siyaasiyiin xildhibaano horay uga tirsanaa Baarlamaankii hore ee Puntland  .

Safarka Gaas ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili maanta lafilayo in lagu dhawaaqo liiska Xildhibaanada Barlamaanka Puntland.