(Dhegayso) Abaro iyo biyo la,an baahsan oo laga soo sheegayo qabo ka mid ah gobolka Bari

Deegaano badan oo kamid ah Puntland ayaa waxaa laga soo sheegayaa abaar baahsan oo saamaysay dadka iyo duunyada.

meelaha ay abaarta iyo biyo la,aanta ay ka jiro waxaa kamid ah degmada Ufayn ee gobolka bari.

Gudoomiyaha degmada ayaa nooga waramay xaalada abaarta ee halkaasi kajirta.

Dhegayso.