Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland oo ku dhawaaqday fasax maalin ah

Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland ayaa ku dhawaaqday fasax maalin ah, iyadoo lagu weynaynayo maalinta shaqaalaha aduunka oo ku beeganka kowda bisha May.

Warqad xafiiska agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland, ayaa lagu sheegay fasaxaan, iyadoo hambalyo loogu diray dhammaan shaqaalaha Puntland.

Halkaan ka akhriso.